Author Topic: Su'aal: Dibiro bilaabmaysa markaad jicsin cuntid?  (Read 2255 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Handaraab

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Dibiro bilaabmaysa markaad jicsin cuntid?
« on: May 19, 2019, 08:46:34 AM »
Ramadan Mubarak

Asc

Dhakhtar waxa aan ka cabanaya dibiro ama bloating aan isku arko keliya marka aan wax cuno ama aan cabo haba u yaraato koob shaaha, waxaan dareemaya short breathness, calooshana incomfortable, waxaa caloosha/mindhicirada ka dhex jira sanqadh iyo guux badan oo u eg garoon kubad lagu ciyaarayo, constipation waa severe ah waa jiraa, oo istaagu waa iigu sii daran yahay jiif iyo fadhi mooye, dhakhtar waan la xidhiidhay after diagnosis uu iga baadhay gaastari oo aan lahaan waayey waxa jira ayuu yidhi IBS ama irritable bowel sydrome, daawo waan isticmaalay laakin wax isbadal ah oo tangible ah ma jirro inkastoo caafimaadku ilaahay gacantiisa uu ku jirro, waxa aan kaa codsan lahaa wixii talo iyo tusaale ee aad igu kordhin karayso ee la xidhiidha xaaladan is haysata?

Mahadsanid




 

Su'aal: Maxaa keena in madaxu ku xanuuno markaad seexato?

Started by AhmedshawkyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2851
Last post January 14, 2016, 02:33:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dibiro joogto ah iyo daaco aan kala go' lahayn?

Started by Gaashaan_2Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8393
Last post May 28, 2015, 10:09:56 PM
by SomaliDoc