Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Markaan qof is maagno, wadne garaac...?
(1/1)
Sugulle1:
Asw wr wb. Waxan salaamayaa dhammaan golaha SomDoc. Gaar ahaan dhakhaatiirta golahan sharafta iyo qiimaha badan. Waxan rabaa hal su.aal ah haddii Ilaahay iwaafajiyo insha allah. Marka aan qof is maagno ama murano amase aanba isku baxsano mararka qaarkood inkastoo aanan dagaalba sameyn oo ay iigu danbeysay qof aan la dagaalamo 2012kii. Haddana markaan qof is yar af dhaafno ama murano waxan dareemaa khalkhal iyo wadne garaac xoog ah waxaana yeeshaa gariir faraha ama jidhka meelo kala duwan ah sida lugaha. Waxan garan waayay sababta- Fuleynimo haddey ba tahay aan isku foorariyee ma waxaa jira wax keena caafimaad ahaan. Mahadsanid. Waxan rajeenayaa inaad si aad ifahmi doonto oo aad si wanaagsan iigusoo jawaabto. Ramadaan kariim.
Akhaa Binu Jowhari:
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6563.0
Akhriso link-gan waxa uu ka turujamaya jawaabtaada.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version