Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Saamaynta galmada is xigxigta?

(1/1)

Maxamediiriye86:
Asc dr  waxaan suaal iga ah   in galamada is xigxigta ee qofka raga ah sameeyo in ay isbedal ku  yimaado  xaga  tayada iyo tirada  shahwada ama biyah raga  tusaale  haddii ninku uusan sameyn wax  galmo ah In mudo ah  mahsanid somdoc sida aad nooga haqabtirtiid baahid  caafimad ee aad noo soo gudbisida jzka laah

Navigation

[0] Message Index

Go to full version