Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: In muddo ah af-shiir baan i haya?
(1/1)
Mohamed.ali:
Asc alaykum ditore allaha kugu abal mariyo janno hoosha aad bulashada uheeso su aasheda waxa waaye in muddo ah af shiir baa ihaya ilkaha gariiga ayaan ku kantarolay iyo italia sido kale quuman ka wan kontroley wa negative marka 2013dii baa bacteria calosheda laga helay daawo ayan uqaatay lakn wali shiirka wuu jogaa hawada urkana waa midka imaneso caloosha subixii dhandhankeega mafiicno inta aanan cadeesan daaco fara badan wan leyahay xitaa hadan dhaho iska yeelyeel boqolal jeer waan daacan karaa gaasna waan qabaa marka xiriirka gaaska iyo af shiirka udhaxeeya muxuu yahay? Tankale talo ayan kaaga baahanahay
Mahadsanid
Navigation
[0] Message Index
Go to full version