Author Topic: Su'aal: Waxan qoyan ka dareema ibta hore?  (Read 2395 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Samirali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxan qoyan ka dareema ibta hore?
« on: May 26, 2019, 03:10:40 PM »
Asc Dr. aad baan kaaga mahadceliniya sida kartida iyo wanaaga leh ee aad ugu adeegto bulshada.

Dr. waxa an ilaa yaraantaydii qoyaan yar oo kaadi ah ka dareema ibta hore ee buuryada, hadda waxa an jiraa 23 sanno, qoyaankaasi maaha mid dharka qayaan badan ku samaynayay oo waa wax aad u yar inta badana dareen ma leh lakin waxa aan ku cabsada inu maryaha iga nijaaseeyo sidaasna uu salaaddi dhib iiga noqdo, mudadaasna waxa an ku laabayay maro yar taas oo aan xiliga salaada nadiifiyo, taasna waxa an ka baqay in ay mustaqbalka caafimad daro igu keento. Haddii aan baadhay ciladaasna waxa an ku arkay boggaga cafimaadka urinary incontinence wax ay ku sheegeen, inkasto xaladaha ay soo taxeen ay taydu ka duwantahay. Bal digtoore ciladaas wixii aad talo iga siinaysid adigoo mahadsan.




 

Su'aal: Waxan muddo dareemayeey feeraha dushooda xanto xanto yar?

Started by QawdhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7762
Last post May 15, 2013, 10:27:18 AM
by SomaliDoc
Su'aal: waxan qabaa cabsi ah in aan dadka ka cabsado sida meelaha dadka badan joogan?

Started by FaraxBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21423
Last post May 11, 2011, 04:28:24 PM
by Shenamic
Su'aal: Walal waxan isku arkey kababiyow maxa keni karo?

Started by Samir YareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6284
Last post April 10, 2016, 11:08:41 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxan isku arkay xishood aanan weji siin karin?

Started by Kaafi.ABoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 10766
Last post January 15, 2017, 02:09:59 AM
by Kaafi.A
Su'aal: Xanin Yaha Waxan Ku arka xidada iney Mar Mar bararayan

Started by WadanivipBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3501
Last post February 08, 2016, 03:05:34 PM
by SomaliDoc