Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cuqdad nafsiga iyo jirooyinku xiriir maleeyihiin?
(1/1)
Furqaan:
Asc Dr illaah TW mizaanka xasaanta ha'kuugu daro dadaalka iyo hurumarka aad naftaada iyo nafleyda kaleba aad u'heyso Aamiin.
Dr sida kamuuqata mawluuca su'aasheyda waxaad arkeysaa dad badan oo aan jiraneyn hadana u'muuqda ama isfahansiiyey ineey jiran yihiin mana jirana ee ayagaa cuqdad nafsi qaba marka Dr maxaa kadhaxeeya arimahaas maxeeyse qofka u'keeni karaan sideese qofka uu isaga ilaalin karaa cuqdad nafsigaas sababi kara inuu qofku sidaas jirooyin kale uu kuqaado mahadsanid
Navigation
[0] Message Index
Go to full version