Author Topic: Su'aal: Daawada TB da ma isticmaali karaa?  (Read 2466 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Adamu

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Su'aal: Daawada TB da ma isticmaali karaa?
« on: June 22, 2019, 06:28:09 PM »
Asc Bahda Somali doc
Su'aashaydu waxa weeye Daawada TB da ma isticmaali karaa aniga oo aan xanuunkaas layga helin si aan ugu naaxo?
Waayo waxaan ahay Caato qaliir ah?