Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Daawada TB da ma isticmaali karaa?
(1/1)
Adamu:
Asc Bahda Somali doc
Su'aashaydu waxa weeye Daawada TB da ma isticmaali karaa aniga oo aan xanuunkaas layga helin si aan ugu naaxo?
Waayo waxaan ahay Caato qaliir ah?
Navigation
[0] Message Index
Go to full version