Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Finanka kaso baxa xabadka?
(1/1)
Maalik moha:
Asc dr sallan kadib iga raali ahaada hadan kuso qoray suasha aan qabo meel qaldan maanta igu horeysa mideeda kle dr waxan rabaa in aad iga faafihiso waxaan qabaa xasasiyad marka waxaana isku arkaa xabadka oo finan iga soo baxaan dhowr bilod kadip mar waxayna watan cuncun saaid ah jirka dhan baa i dibaaxda dhaqtarna waan booqday wuxuu isoo qoray daawo ah ear drops iyo Boomato micolocine la dhahay ayuu isoo qoray xogaha wan ku yara bogsoday balse wey igu soo naqnaqdan sidee loo cirib tiri karaa
Navigation
[0] Message Index
Go to full version