Author Topic: Su'aal: Canbaar baa wajiga iiga soo baxday?  (Read 6359 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Maalik moha

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Canbaar baa wajiga iiga soo baxday?
« on: July 06, 2019, 01:36:29 PM »
Dr ma leesku daarta canbarta mideeda kle waxaan leyahay canbar waligeyga igama eysan soo bixin balse hader baa igu horeyda waxaana umaleyna in aan kaso qaday halka timaha lagu jaro parper waxaan rabaa daawo lagu bogson karo oo u wngsn dipna kaaga soo sareyn waxaan isticmalaya bomato ah kenazole weyna iga bi isay balse sidii igama aysan tagin markiba wey soo yara naqatay waxaana ka darema cuncun bdn sidee loo cirib tiri karaa maxaana u wngsn mahadsanid dr




Offline Maalik moha

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Canbaar baa iiga soo baxday qeebta dhakada
« Reply #1 on: July 09, 2019, 10:45:06 AM »
Dr ma leesku daarta canbarta mideeda kle waxaan leyahay canbar waligeyga igama eysan soo bixin balse hader baa igu horeyda waxaana umaleyna in aan kaso qaday halka timaha lagu jaro parper waxaan rabaa daawo lagu bogson karo oo u wngsn dipna kaaga soo sareyn waxaan isticmalaya bomato ah kenazole weyna iga bi isay balse sidii igama aysan tagin markiba wey soo yara naqatay waxaana ka darema cuncun bdn sidee loo cirib tiri karaa maxaana u wngsn mahadsanid dr

Offline Maalik moha

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Canbaar
« Reply #2 on: July 09, 2019, 10:45:53 AM »
Dr ma leesku daarta canbarta mideeda kle waxaan leyahay canbar waligeyga igama eysan soo bixin balse hader baa igu horeyda waxaana umaleyna in aan kaso qaday halka timaha lagu jaro parper waxaan rabaa daawo lagu bogson karo oo u wngsn dipna kaaga soo sareyn waxaan isticmalaya bomato ah kenazole weyna iga bi isay balse sidii igama aysan tagin markiba wey soo yara naqatay waxaana ka darema cuncun bdn sidee loo cirib tiri karaa maxaana u wngsn mahadsanid dr


 

Su'aal: Waxaa dhuunta ilaa qoorta iiga yaal buur buur?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15126
Last post February 28, 2016, 01:40:51 PM
by SomaliDoc
Su?al: Seddexdii biloodba indhaha waxaa iiga soo baxaa nabar yar oo cuncun leh?

Started by Dr baddalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 15249
Last post March 17, 2011, 11:26:04 PM
by SomaliDoc
Su'aal ku saabsan jirka dhexdiisa iiga socdo hawo guureyso?

Started by Maxamed1969Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18552
Last post August 13, 2010, 03:34:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cabeeb labadii biloodba mar ayuu carabka iiga soo baxaa?

Started by ShuuriyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7305
Last post May 19, 2011, 08:43:10 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa Killida bidix iiga yaallo labo fiixood?

Started by AaminoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 6019
Last post December 22, 2014, 09:08:12 PM
by SomaliDoc