Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Calool istaag iyo shuban farabadan?
(1/1)
Maahir Said:
Waan salaamayaa dhakhtarka.
Salaan ka dib doctorka waxaan weydiin laha waxaan isku arkey markaan cuno cunto iney caloosha dhawaaq sameyso kadina ay istaagto saxaradan ay igu adkaato ama shuban fara badan isku arko.Cilidaas ma ikfeshin baa mise waa dheefahiid xumo.
Mahadsanid.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version