Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Caloosha hoosteeda ayuu taabtaa?
(1/1)
Mohamed Khadar Ibraahim:
ASC waxa jira inan xanuunsanaya oo xaga maskaxda ah sidee loo daweyn karaa?
dhakhtar marka lagu yidhaahdana halkee ku xanuunaysa wuxuu taabtaa caloosha hoosteeda markaa dhakhtar waxaan u baahanay inaad arintan wax iiga yara sheegto
waad mahadsantay
Navigation
[0] Message Index
Go to full version