Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Markaa culeys qaado, bog xanuun?

(1/1)

Qoorgaab120:
Asc: Dr, waa ku mahadsanthay saacidaada umada Somaliyed ee dhibatoyinka soo jireenka noqday iska haystaan.

Waxaan isku arkay mudo ilaa lix bil ah xabad xanuun markan wax yara culus qaado ama aan riixo si kle aan wax u qabto inta badan waxa i dhima bogga gaar ahaan meesha feeruhu iskugu yimaadaan (sternum) hadaan riixo waa idhimeysaa, markaan jiidka ka kaco ayan dareemaa inta badan.
 waan fahmi waayay jimicsi hadaan samey maago waa i xanuuntaa.
Marka dr adoo mahadsan maxa ila haboon?
MAHADSANID DR.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version