Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuun dhabarka iyo gumaarka?

(1/1)

Jossef:
Marka hore asc igana raali ahaada hadaan booska su'aasha khalday somalidoc waxan jeclan lahaa in aan dhakhatirta u gudbiyo xanuunka aan dareemayo si ay faahfaahin iiga siiyaan
Waxa aan dareemayaa xanuun dhabarka iyo gumaarka ilaa mararka qaar kelyuhu i xanuunaan waxa kaloo aad moodaa in ay i xanunayaan xididada gumaarka ilaa xinintaha isku xira sidoo kle jilbaha wa i xanunaan maxa faahfaahin ah oo aad iga siin kartaan calasmadahaas aan isku arkay
MAHADSANIDIIN somalidoc

Navigation

[0] Message Index

Go to full version