Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Haday matagto way suuxdaa?
(1/1)
Sadiya12:
Asc Dr Hooyadey wey suuxda kaliya hadii ay matagto waliba sida qof suuxdin qabo oo kale miirkaa ka tago oo calyo iyo shanqar ayaan ku aragnaa
Waana kaliya hadii ay matagto
Ciladan labo sano kahor ayey ku bilaabatay markii ay dhacday oo feer bidix ka jabtay
Wax yaabo kalo sababay iney jiraan waa macqul
Kheyr bdn allaha idin siiyo wllo
Navigation
[0] Message Index
Go to full version