Author Topic: Su'aal: Haday matagto way suuxdaa?  (Read 2523 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Sadiya12

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Haday matagto way suuxdaa?
« on: July 15, 2019, 10:46:13 AM »
Asc Dr Hooyadey wey suuxda kaliya hadii ay matagto waliba sida qof suuxdin qabo oo kale miirkaa ka tago oo calyo iyo shanqar ayaan ku aragnaa
Waana kaliya hadii ay matagto
Ciladan labo sano kahor ayey ku bilaabatay markii ay dhacday oo feer bidix  ka jabtay
Wax yaabo kalo sababay iney jiraan waa macqul 
Kheyr bdn allaha idin siiyo wllo




 

Su'aal: Haday hooyadu naaso yartahayba caanaheedu ma yaraanayaan?

Started by ZuleikhaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3086
Last post April 29, 2016, 09:19:31 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xaaskagu haday uur leedahay ma u tagi karta?

Started by Abdiakani SalebanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2757
Last post January 23, 2016, 03:18:22 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyo uur leh lugaha haday so bararaan?

Started by SumaiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4740
Last post April 29, 2016, 08:48:24 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xiniintu haday yaraato ma howlgabtaa?

Started by Abdikadir dhereBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3658
Last post April 18, 2019, 09:24:46 PM
by SomaliDoc