Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaa i xanuunayo dhabarka iyo sinaha?
(1/1)
Jossef:
Asc waxan jeclaan lahaa dhakhaatiirta iyagoo mahadsan inaan weydiiyo waxa mudo i xanuunayay dhabarka iyo sinaha hadana waxa kusoo koedhay gumaarka mararka qaarna kelyaha waxa i xanuuna kelyaha iyo xididada ilaa xiniinyaha ku teedsan waxan rabay inaad iiga jawaabtaan waxa keeni kara xanuunka iyo talo aad iga siisaan
FG: dhakhtar wali uma tagin maxa yeelay waxaan joogay oo ka shaqeynayay meel aan dhakhtar fiicani joogin
Navigation
[0] Message Index
Go to full version