Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Ilkaha caruurta u dhacaan?
(1/1)
InaNuur:
Asc dr ii waran sidee rahay xaalada
Waxaa rabaa in la iga siiyo faah faahin arrin ku saabsan gabar yroo dhalay ayaa ilkaha dhoolasha midka bidix baan ka riday muddo 3 bilood ka hor ah kadib waxaa ka dhacay oo aan ka riday labada mici oo hoose labada ilig ee u dhexeyso kii dhoolka sare ahaay weli uma soo bixin laakiin fiiq yar ayaa ka muuqdo laakiin masoo bixin weli
Marka talo iga siiya insha alaah
Navigation
[0] Message Index
Go to full version