Author Topic: Su'aal: Qanjirada saracda ayaa i bararsan?  (Read 34443 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Maxamed Hassan

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Qanjirada saracda ayaa i bararsan?
« on: July 17, 2019, 05:17:02 AM »
asc bahda somali doc suasheda waxa waay dr waxa i bararsan qanjirada sarcada waxane leega qabtaa caloosha qeebta hoose ee bidx iyo midig waxan darema side muroq soo kuusan gacanta hadan ku riixo wuu shanqara waxa rabay in leega soo jabaabo