Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Gacanta midig ayaa i xanuunayso?

(1/1)

Jamal aden:
Anigo magacaygu yahay Jamal Aden waxan jeclaystay in an inalawadaago sual kusabsan xanuun iga haya gacanta midig (my right hand)  lagabilawo garabka ilaa faraha. Xanuun gudaha ha. Wax nabar ah o muqda majiro. Laxaw iyo xanun gudaha ah  badanaa waxay ixanuntaa markana shaqo kuhaynin sida markan sexanayo okale. Xanunkan wuxu ihayaa mudo sanad iyo bar ah kudhawaad labo sano dakhatiir wan utagay dawana wan qatay lkn wax isbadal ah majiro  ilaa iyo hada wa un sidii.  Allah ayaa cafimadka bixiya, kana baryaynaa in u nasiiyo. Marka waxan jeclahay in ad faahfaahin igasisaan xanunkan nocan ah.mahadsanidin.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version