Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Lugaha ayan xanuun ka dareemaa?

(1/1)

Rayma2:
Asc aadbad u mahadsan tihiin DHAKHAARTIIRTA
Waxan idin waydiinaya su,aal
Muddo 2sano ah waxan dareemaya lugo xanuun wuuna igu si badanaya xanuunku ila jilbaha inta ka hoosaysa  weeyan markan fadhiisanayo ama so laabayo sanqadh ayan ka darema jilbaha
Xanuunku wuxu igu badan yahay markan fadhiga ama jiif ka kaco ta midigta cidhibta dhulka ma dhigikaro xanuun darteed mardanbe ayu iga taga doctorna ma tagin
Dadayduna ma wayna 30 waye

Navigation

[0] Message Index

Go to full version