Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Beer xanuun Qof lanool?

(1/1)

Jama111:
Asc Dr Qof xidhiidh inaka dhexeeyo Oo lanool Hepatitis B ama Cagaarsho B ma kaqaadi kartaa Hadii aad guursato Sidee ugu Fudud oo loo maareyn karaa dawo Se maloo Helay  ma lagu Kala qaada inaad Qofka taabato Ama Aad dhunkato
Maxaadse ku Ogaan kartaa qofka qaba aragti ahaan  Mahadsanidiin

Navigation

[0] Message Index

Go to full version