Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Kareemka ka yimaado xubinta taranka?

(1/1)

Gifted:
Assalaamu Caleykum Doctor,

Doctor, waxaan rabay inaan wax badan caafimaad ahaan ka ogaado, waxa la moodo sida kareemka oo kayimaada xubinta taranka ee dumarka marka lagu gudo jiro galmada?

Doctor, sidoo kale ma wax jiraa ‘squirting’? Maxeyna noqonkartaa?

Mahadsanid marwalba.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version