Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay Rectal prolapse?
(1/1)
A/qadir Abdi:
Asc dhakhaatiirta
Waxan wareega dabadayda ku leeyahay wax cad u eg oo so dhacsan oo markaan saxarada ufadhiyo aad u soo baxa. Markaan google ka baadhay wax a ugu dhow wuxuu noqday rectal prolapse markaa bal xanuunkaa isagaa inaad ii faahfaahisaan isla markaana waxa keena iyo sida loo daaweeyaba aad ii raacisaan ayaan jeclaan lahaa
Waad mahadsantihiin
Navigation
[0] Message Index
Go to full version