Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cabsi iyo welwel la soo dirsay hooyo?
(1/1)
Gantaal:
Asalaamu calaykum
Su aashaydu waxaa weeye hooyaday oo waa yeel ah ayaa waxaa la soo darsay cabsi dadkii daryeela hayay ee ay iyadu dhashay in ay tidhaahdo way iqalan hayaan marka faddan igucaawiya cilmiga illahi idin baray allaha idin barakeeyee
Navigation
[0] Message Index
Go to full version