Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Codkeyga aad ayuu u yar yahay?
(1/1)
Yahye1:
Asc doctor waxaan jiraa 20 sano mida i heysato ayaa ah codkeyga ayaa aad u yar anigoo nin raga marka su’asheyda waxaa waaye maxaa sababay in ow codkeyga yaraado sida dumarka doctor mahadsanid
Yahye1:
Dr su’ashan mala hilmaamay
Navigation
[0] Message Index
Go to full version