Author Topic: Su'aal: Biyo baxa degdegga ah ayaan ka cabsanaa?  (Read 49550 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ahmed_Carab

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 53
  • Points: +0/-0
Su'aal: Biyo baxa degdegga ah ayaan ka cabsanaa?
« on: September 18, 2019, 05:50:45 PM »
Asc bacda SomaliDoc.


Waxaan ahay nin dhaliyaro ah oon weli guursan. Waxaan cabsi ka qabaa markaan guursado ka bacdi in aan lakulmo ciladda looyaqaan "Biyo baxa degdegga ah", sababta aan sidaas ugu cabsi qabo ayaa ah, markii habeenada qaar ayaan riyoodo ama isku junubo, biyaha horay ayay igasoo boodaan anigoon cayaartaba bilaabin, marka arintaas biyo baxa degdega riyada ah, saameyn ma igu yeelan karaa hadhow markaan guursado!?




Offline Ahmed_Carab

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 53
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Biyo baxa degdegga ah ayaan ka cabsanaa?
« Reply #1 on: November 05, 2019, 12:52:29 PM »
Asc bahda SomaliDoc.


Waxaan ahay nin dhaliyaro ah oon weli guursan. Waxaan cabsi ka qabaa markaan guursado ka bacdi in aan lakulmo ciladda looyaqaan "Biyo baxa degdegga ah", sababta aan sidaas ugu cabsi qabo ayaa ah, markii habeenada qaar aan riyoodo ama isku junubo, biyaha horay ayay igasoo boodaan anigoo aan  cayaartaba bilaabin, marka arintaas biyo baxa degdega riyada ah, saameyn ma igu yeelan karaa hadhow markaan guursado!?


 

Maxaan bartaa? Halkee ayaan ka bartaa?

Started by SomaliDocBoard I want to Study Medicine

Replies: 1
Views: 313852
Last post June 09, 2018, 12:51:13 AM
by Ahmed_Carab
Wax ka baro Ilka-baxa iyo Ilka-dawacada

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 31488
Last post July 05, 2015, 08:53:23 AM
by Darmaan123
Su'aal: markii aan cayaaro Kubada dhididka cirbad la igu duraayo ayaan moodaa?

Started by WalaalkaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24383
Last post May 23, 2011, 07:44:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ninkega islama noolin labo wadan ayaan kala jogna?

Started by NasiimaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 25912
Last post April 10, 2016, 11:10:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: dhowr sano ayaan isku arka qanjiro iskaa kee bararaya?

Started by Cariif2020Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18130
Last post July 16, 2016, 02:09:51 PM
by SomaliDoc