Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Biyo baxa degdegga ah ayaan ka cabsanaa?
(1/1)
Ahmed_Carab:
Asc bacda SomaliDoc.
Waxaan ahay nin dhaliyaro ah oon weli guursan. Waxaan cabsi ka qabaa markaan guursado ka bacdi in aan lakulmo ciladda looyaqaan "Biyo baxa degdegga ah", sababta aan sidaas ugu cabsi qabo ayaa ah, markii habeenada qaar ayaan riyoodo ama isku junubo, biyaha horay ayay igasoo boodaan anigoon cayaartaba bilaabin, marka arintaas biyo baxa degdega riyada ah, saameyn ma igu yeelan karaa hadhow markaan guursado!?
Ahmed_Carab:
Asc bahda SomaliDoc.
Waxaan ahay nin dhaliyaro ah oon weli guursan. Waxaan cabsi ka qabaa markaan guursado ka bacdi in aan lakulmo ciladda looyaqaan "Biyo baxa degdegga ah", sababta aan sidaas ugu cabsi qabo ayaa ah, markii habeenada qaar aan riyoodo ama isku junubo, biyaha horay ayay igasoo boodaan anigoo aan cayaartaba bilaabin, marka arintaas biyo baxa degdega riyada ah, saameyn ma igu yeelan karaa hadhow markaan guursado!?
Navigation
[0] Message Index
Go to full version