Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaa in cuncunaayo cagta qeybta kore?

(1/1)

Cadde15:
asc dictore  waxan ku suaalayaa waxa icun cunaya  cagta qaybta kore  ee kabta lagu qaado ee faraha iyo dhudhunka mesha u ku dhamado u dhaxaysa mudo dheer marwalba inaan xoqo ayay rabaan weliba xoqida wan u bogayaa inan sii xoqo ban jeclaysanyaa kadib waxa ay noqonyaan nabro xogaa markay jogaan bay baabayaan kadibna wa so labanayaan mudo ayaan saa ku jiraa sidokale xaglaha iyo gacantu mesha ay ka so laamato waxan ka dareemaya cuncun iyo xoqid marwalba ay rabaan hadii aan sii xoqana waxa ay isku badalaysa nabar
fg: dhatar lama xiririn
bal dictorow arinkaas iga so jawaab
mahdsnid

Navigation

[0] Message Index

Go to full version