Author Topic: Su'aal: Hooyo Xaamilo ah oo Gubatay?  (Read 27670 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline CILMI Doone

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Hooyo Xaamilo ah oo Gubatay?
« on: October 26, 2019, 04:46:26 PM »
Asc, salaan qiimo badan ka dib, waxaan jeclahay inaad idin waydiiyo , wax jirtay Hooyo Xaamilo ah  oo bishii 6aad u dhaaman rabto ,jidheekeeda intiisa badan gubtay, ayaa Ilamihii uurka ku jiray ku dhintay , markaa dhakhatarkii ayaa dhahay daawo ayaa lagu mudayaa si Fooshu u qabto lagana soo saaro Ilamaha.
Hadaba  Suura gal ma tahay ina Hooyo jidhkeed intii muhiimka ahayd gubteen, in laga fooliyo, iyadoo  Fooshu u baahantahay Awood ,
maxaase dhici kara hadii ilmaha lagu daayo caloosha ,inta Hooyadu  ka soo raysanayso gubashada.. Mahadsanid





 

Arin naxdin leh, hooyo somaliyeed oo uur leh oo ilmaheedii sun lagu tijaabiyay

Started by AoxBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 25462
Last post January 16, 2010, 07:29:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyo dilantay oo dhiig muddo 3 bilood wado?

Started by NasibBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 20329
Last post February 03, 2011, 05:04:30 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan ahay hooyo Uurki u horeeyay leh?

Started by AthnaanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8011
Last post September 04, 2017, 08:36:54 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyo aya waxay qabtaa wareer siyada ah?

Started by Cayuush OmerBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7719
Last post February 06, 2016, 04:08:53 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyo ayaa waxa xanuuna jilbaha?

Started by ZeynabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10093
Last post February 28, 2016, 02:37:25 PM
by SomaliDoc