Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Hooyo Xaamilo ah oo Gubatay?
(1/1)
CILMI Doone:
Asc, salaan qiimo badan ka dib, waxaan jeclahay inaad idin waydiiyo , wax jirtay Hooyo Xaamilo ah oo bishii 6aad u dhaaman rabto ,jidheekeeda intiisa badan gubtay, ayaa Ilamihii uurka ku jiray ku dhintay , markaa dhakhatarkii ayaa dhahay daawo ayaa lagu mudayaa si Fooshu u qabto lagana soo saaro Ilamaha.
Hadaba Suura gal ma tahay ina Hooyo jidhkeed intii muhiimka ahayd gubteen, in laga fooliyo, iyadoo Fooshu u baahantahay Awood ,
maxaase dhici kara hadii ilmaha lagu daayo caloosha ,inta Hooyadu ka soo raysanayso gubashada.. Mahadsanid
Navigation
[0] Message Index
Go to full version