Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: shiir qof kale inaan isku arko?
(1/1)
Deeq12:
Salamu calaykum dhakhaatiirta waan idin salaamayaa salaan ka bacdi waxaan isku arkay Arin igu cusub OO ah shiir aan ku aqaanay xaaskayga inaan isku arko dhididkayga iyo candhuutaydaba ay isku shiir noqdaan xataa saxaradayda aan shiirkan ka dareemo hadana waxaanba arkay ayaamhan dambe in saxarada kalarkeedii is bedelay waxoogaa siidii ay madow tahay oo kale aan arkay Allah ha idinka jasaa’i siiyee bal arinkaa waxaad ka garataan iiga soo jawaaba
Deeq A. H
Navigation
[0] Message Index
Go to full version