Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan leeyahay welwel badan?

(1/1)

Dalxat:
Asc waan idin salaalamay bahda webkan qiimaha badan ee somali doc umuda somaliyeed wax badan baad utarteen oo aan lasoo kobikarin  waxan ahay arday jamacadeed oo somaliya kunool wll waxan ka cabanyaa walal faro badan oo ihayay ilaa intaa qaan gaadhay balse aan mararka qaar ka ladnaado dhakhaatirtan utagay waxay ugu yidhaahden mushkilad wayn maaha adaa xalin kara si posstaiva ufakar marwalb oo aad walwashid meshan joogana malaha dhakhaatir cilmu nafsiga bartay Waxan ka walwalaa in shaqada layga caaydhiyo in xanun igu dhaco khasatan xanunda masxada sida sichizophrenia oo mamulku iga lumo lkn markaan in badan baadhay waxaa ii cadaadatay xanunda walwalka in aanay sababin sichizophrenia siwalba oo walwalku udaran ýahay nin dhakhtara  hindi ah oo websidkiisa aan booqday ayaana  in badan ii faahfahiyay inay laba xanun oo kala duwan yihiin sidoo kale waxan ka akhristay webkiinan inabadana way i anfaceen talooyin kiinana waan ka faaiday waxan idin way diin lahaa xanunkan ma dawaynkaraa anoo aan wax daawo ah qaadan ama dhakhtar aan lakulmin tusaale hadaan biyo badan cabo ama jimcsi iyo cunto nafqo leh sida kalun iyo beed malagayaaba inuu xanunku ka bogsado  somali doc jawaabtiinu iyo taladiina waan ubaahanahay waa ii muhii

Navigation

[0] Message Index

Go to full version