Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cudurka madax biyoolaha?
(1/1)
Cureeji:
Asc Doctors waxan qabaa su,aal kusaabsan cudurka madax biyoolaha
Walalkey aya muxu ahaa ilmaha madaxa weyn marku yaraa waana laga gubey madaxa kadib markan dhulkan reer galbedka imanay malin ayu shil galay kadib hospitalka aya lageeyay raajo ayaa madaxa laga saaray Waxaana loshegay inu maxada biyo badan uga jiraan kadib balamo kale ayaa loosameyay wali baaritan ayan wadnaa ay leeyihin anagana cabsi ayaan kaqaadnay markay noshegen waa wiil weyn mudana kuso noolaa xaaladan madax xanuun daran ayuu kashegta mararka qaar iyo inu dhaho madaxayga shanqar ayaan kamaqlaa marka malaga yaaba inay qalaan mise daawo kaliya ayaa kufilan qof sanado badan laso noola madax biyoolaha??? Thanks
Navigation
[0] Message Index
Go to full version