Author Topic: Su'aal: Cudurka madax biyoolaha?  (Read 22297 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Cureeji

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Cudurka madax biyoolaha?
« on: November 02, 2019, 11:17:07 PM »
Asc Doctors waxan qabaa su,aal kusaabsan cudurka madax biyoolaha
Walalkey aya muxu ahaa ilmaha madaxa weyn marku yaraa waana laga gubey madaxa kadib markan dhulkan reer  galbedka imanay malin ayu shil galay kadib hospitalka aya lageeyay raajo ayaa madaxa laga saaray Waxaana loshegay inu maxada biyo badan uga jiraan kadib balamo kale ayaa loosameyay wali baaritan ayan wadnaa ay leeyihin anagana cabsi ayaan kaqaadnay markay noshegen waa wiil weyn mudana kuso noolaa xaaladan madax xanuun daran ayuu kashegta mararka qaar iyo inu dhaho madaxayga shanqar ayaan kamaqlaa marka malaga yaaba inay qalaan mise daawo kaliya ayaa kufilan qof sanado badan laso noola madax biyoolaha??? Thanks




 

Waa Maxay Cudurka "Ebola"?

Started by Waxbaro!Board Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 50824
Last post December 10, 2007, 08:31:26 PM
by Waxbaro!
Waa maxey cudurka "Rubella Virus"?

Started by ManaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 32979
Last post January 24, 2009, 11:26:50 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ha la ii faahfaahiyo cudurka kalamisada "Pre-eclamsia"?

Started by Mohamud FarahBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21759
Last post May 02, 2011, 06:10:16 PM
by Drkheyre
Waa Maxay Bidaarta Cudurka ah ee "Alopecia"?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Maqaarka

Replies: 0
Views: 100284
Last post April 21, 2015, 11:16:29 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Jir xanuun iyo madax xanuun?

Started by Nasta xajiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8242
Last post August 01, 2017, 08:58:46 PM
by SomaliDoc