Author Topic: Su'aal: Cuncun ba'an ayaa i haayo?  (Read 10254 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Jabra11

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Cuncun ba'an ayaa i haayo?
« on: November 12, 2019, 05:54:29 AM »
Waxaan salaamaya dhamaan bahda webset-kan SomaliDoc salaan bacdigeeda mahadi ha ka gaarte dadkii aas aasay webkaan iyo intii fikirkeeda lahaay iyo dhamaan dhaqaatiirta sharafta iyo cisiga mudan oo u heelan 24hours in ee bulshadooda ka haqabtiraan bahyaha dhanka cafimaadka hadii su'aasheydi u guda galo



dittore waxaa cuncun ba'an igu haayo oo in mudo ah daawo u la'ahay oo xita hadii dhaqtar u tagay oo wax is badal ahna aanan ka arkin dhagaheeyga marka waxaan codsanaaya waxii daawo tallo iyo tusaalaba oo ii horseedi karo caafimaad  waadna ku mahadsantihiin adeega fiican aad bulshada soomaaliyeed u heysaan




Offline Jabra11

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Cuncun ba'an ayaa i haayo?
« Reply #1 on: December 10, 2019, 04:22:53 PM »
Asc waxaan markale halkaan salaan ugu diraya dhaqaatirta webkan abaabushay
Salaan bacdigeeda waxaan jwb mudo bil ah sugaayay cuncun dhagaha iga haayo oo aan rabo in aan ogaado xanuunkaas iyo sidii aan ula tacaali lahaay iyo daawada ku haboon marka ma ahin xanuun sida aad mar hore uga hadasheen ee waa cun cun dheecan yarna waa ku leeyahay dhagaha waxaa i haayo sanboor markeyga horina marko sanboorka igu kaco dhagaha ayaan qoryo ku qoryeeyn jiray marka jwb ayaan u bahanahay wabilahi towfiiq