Author Topic: Su'aal: Stroke ayaa ku dhacay?  (Read 4843 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Feysalhaji

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Stroke ayaa ku dhacay?
« on: November 13, 2019, 03:12:42 PM »
Assalamu alikum Dr aabbe ayaan ka keenay UK muddo 1 yr laga joogo markii aan dalka keenay jimicsi in muddo ah markii aan ku waday ayuu iga diiday age-kiisana waa 76 sanno Stroke ayaana ku dhacay London isaga oo joogo 2010kii mana socon karo xiligaas ilaa hadda kadib dalka markii aan joogay ayaa DVT uu kaga dhacay lugta bidix cirbado Heparin ah ayuuna ka qaatay muddo saddex bil ah daawadii ayadoo saddex bil ka dhimantahay wuu diiday cirbadaha maxaa Alternative ah maxaa halis ah oo ka imaan karo hadii aan daawada DVT siin ?