Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Shahwada oo soo dareerta?

(1/1)

Kamaal:
Asc somalidoc waxan isku arkay baryahan in marka aan kaadiyo kadib ay shahwo iga soo dareerto maxaa keena ayadoo dareen jirin in shahwada soo dareerto digtoore horey wan u siigaysan jiray lkn hada waayahan wan joojiyey maxaa keeni kara digtoore

Navigation

[0] Message Index

Go to full version