Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ugxanta ayaa daciif ah?

(1/1)

MUHA1:
Asc wr wb dr wan ku salamay kidib waxaan ahay 2xaasle rerka weyn 12 sano ayaan is qabnaa walina wax ima dhalin tan yar 2sano kidib illah owlad wu iga siiyay gabadha weyn dhowr dhaqtar oo an geyay ugxanta ayaa daciif ka ah ayaa la dhahay arinka maxa talo iga siine mahadaanid

Navigation

[0] Message Index

Go to full version