Author Topic: Su'aal: Ugxanta ayaa daciif ah?  (Read 5782 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline MUHA1

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Ugxanta ayaa daciif ah?
« on: November 21, 2019, 07:29:01 AM »
Asc wr wb dr wan ku salamay kidib waxaan ahay 2xaasle rerka weyn 12 sano ayaan is qabnaa walina wax ima dhalin tan yar 2sano kidib illah owlad wu iga siiyay gabadha weyn dhowr dhaqtar oo an geyay ugxanta ayaa daciif ka ah ayaa la dhahay arinka maxa talo iga siine mahadaanid