Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Umulaashi baan qabaa?

(1/1)

Abdikaadir:
Marka hore waan idin salaamayaa waadna ku mahadsan tahiin sida wacan ee aad somalida ugu faahfaahisaan cilmiga Caafimaadka

Waan guursan rabaa qoftii aan guursan rabey waxay tidhi umulaashi baan qabaa, hadaba
umulaashiga miyaa lakala qaada? Maxuuse yahay?

Navigation

[0] Message Index

Go to full version