Author Topic: Su'aal: Nabarro Dhlada ama Basada ah?  (Read 3071 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Dirir08

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Nabarro Dhlada ama Basada ah?
« on: November 24, 2019, 09:30:08 PM »
ASC SomaliDoc, Waa Ku salamay Dr ad baad ugu mahadsantihiin inaad dadka ka caawisaan barnaamijkaan Caafimaad,
waxan Qaba Su,aal Ku saabsan Xanuun I hayay in badan, Da,dayda waa  34 sano jir, Mudo laga joogo 8 Sano ayaa waxaa igu dhacay Xanuun Cun cun iyo dhacaan leh oo basada/Dhalada iiga dhacay ,ma garanayo wax aan ka Qaday, Waxan Mooday Canbaar , waxan Qaatay daawo boomaatooyin iyo Kaniiniyaal Antifungal ah, illa hadda Xanuunkii waa ihayaa, waxan Dareemaa Cun Cun, iyo Nabarro dhacaan leh marna Qolfo Yeelanaya ,
waxan Doonaya Dr InĂ d talo bixin iga Siisaan, Mahadsanidiin,