Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xaskayga ayaa ku dhacay naasa xanuun?
(1/1)
Gureyjekey143:
Asc dhaqatariinta somaliyed salan kabacdi,
xaskyga aya ka cananaysa naso xanuun barar aya ugu darmaday ilmo aya nuuga marku ilmahu nuugo wuu matagaya waliba dhaqtar ma gaynin marka advise ayan idin karaba mxay noqon karan awal nabar aya ibta agteeda kasoo baxay kabacdi dhecan aya ka yimid wuuna iska baba'ay
Mahadsanidin
Navigation
[0] Message Index
Go to full version