Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Qabiino ama nabro jirka ku yaaca?

(1/1)

Akhaa Binu Jowhari:
Asc...  Doc,  waxa jaclan lahaa waxa keena qabiinada jirka ka soo yaaca ama nabarada afka mail kawatta, waxa inta badan la arkaa waqtiyada rooabaka da'aaan. Side loola tacaala. Qofka qaba nabaradas, waxa uu ka sheegtaa qanjir barar

Navigation

[0] Message Index

Go to full version