Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maxaa laga wadaa Eosinophils 8.0?

(1/1)

Yusuf Ahmed:
Asc Dr aadban kaga mahad celinaya sida hufnaanta iyo daacadnimada leh eed umadada ugu adeegeyso  kolayba abaalkaga  cidina ma gudi karto aan aalle ahayn ee alle ha kaa abaal mariyo
suaashayda Dr waxa weeye ,
baadhitaan dhiig oo layga qaaday shalay ayaa dhakhtarku i sheegay in wax la dhaho (Eosinphils   8.0%)   ay igu badantahay marka saxaradada wax cadcad ka eeg ayuu dhahay wax daawo ahna imu qorin marka Dr maxay tahay  guud ahaan (Eosinphils)

Yusuf Ahmed:

--- Quote from: Yusuf Ahmed on December 13, 2019, 04:53:16 PM ---Asc Dr aadban kaga mahad celinaya sida hufnaanta iyo daacadnimada leh eed umadada ugu adeegeyso  kolayba abaalkaga  cidina ma gudi karto aan aalle ahayn ee alle ha kaa abaal mariyo
suaashayda Dr waxa weeye ,
baadhitaan dhiig oo layga qaaday shalay ayaa dhakhtarku i sheegay in wax la dhaho (Eosinphils   8.0%)   ay igu badantahay marka saxaradada wax cadcad ka eeg ayuu dhahay wax daawo ahna imu qorin marka Dr maxay tahay  guud ahaan (Eosinphils)

--- End quote ---

Navigation

[0] Message Index

Go to full version