Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Feero xanuun laba usbuuc?

(1/1)

Alcadaala59:
Asc dr salaan dabadeed hada kahorna su'aal ayaan kusoo waydiiyay iigama soo jwbin hada waa markii 2aad waxaan kuwaydiin lahaa dre
Waxaa in mudo 2 isbuuc ah dareemayaa feera xanuun ayba uga darantahay markii habeenkii aan seexdo aan soo toosaayo markaan soo toosaayo waxaan dareemaa xanuun feeraha ah oo ay aad culeyes iiga saaranyihiin feeraha dhanka midig markaan mudo joogo aan salaada subax dukado aan jeedo miudo caadi ayaan noqonaa marka DRe dhibkaasi ayaa iheysto mxaa igula talin lahayd ama maxaa keenaayo isleedabay

Navigation

[0] Message Index

Go to full version