Author Topic: Su'aal: Ninka oo kaligiis biyo-baxo?  (Read 2564 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdull

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Ninka oo kaligiis biyo-baxo?
« on: December 19, 2019, 03:54:57 PM »
Asc dhaqtarka iyo  dhamaan inta  lashaqeeyso  salaan kadib waad kumahadsantahiin waqtigiina  qaaliga  iyo  sidaad  bulshada  somaliyeed  u caawisaan. Salaan kadib horta Ilma abuursta ilaheey  subxaana  watacaalaa ayaa  og goorta  aay uurka  galaan.  lkn suaasheeyda  caafimaadka ku aadan ayaa waxeey  tahay  lamaanaha  isqabo oo rabo  in  ilaheey  ilmo  siiyo marka  aay  jameeca  sameeyaan  oo  aay  isku  tagaan hadeeysan  labada  qof  wada biya baxin  oo labadaba ninka  kalii  biyo baxo oo aaysan naagtane wali biya baxin suura  gal  matahay  in  xaaskaas  uur  qaado ama Waa  in labada  qofba aay wada biya  baxaan?