Author Topic: Su'aal: Dhibaatada tramadol ma laga bogsan karaa?.  (Read 2868 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Somali_Nabad

  • Newbie
  • *
  • Posts: 24
  • Points: +0/-0
Su'aal: Dhibaatada tramadol ma laga bogsan karaa?.
« on: January 13, 2020, 02:04:30 PM »
Asc Diktoore salaan ka dib, su'aalahaygu waxa weeye: qof si qaldan u isticmaalay daawada tramadol oo mudo qaadanayay ma ku keeni kartaa infertile?.

Hadday ku keento se ma laga dawayn karaa infertility-ga?. Mase kasoo kaban karaa hadduu iska joojiyo dawadaas daroogada ah ee dhibta u gaysatay?.