Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Way nuujisaa, uur ma qaadaysaa?

(1/1)

Somali_Nabad:
Su'aashaydu waxa weeye: gabadhu iyadoo ilmo nuujinaysa hadana dhiiga joogto u helaysa inay uur qaadi waydo ma cilad baa la odhan karaa mise naasnuujinta ayaa uurqaadista u diidaysa cilmi ahaan inta la ogyahay?.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version