Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Qumanka oo dhinac iga xanuunaayo?

(1/1)

Ibrahim Abikar:
Asc doctor, qumanka oo dinaco ayaa ixanuna waana bararsanyaxi daqtar ENT ayaan utagi waxaas igudaxi waa allergy katibna tawa ayaas isii. isbatal mataremin ila xata waaixanunaya cuntatha marki aan liqaa xanun ayaan tareema maxaa tala fatlan.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version